Lamaane Cadaan ah oo Aroos Cajiib ah ku dhigtay magaalada Hargeysa (Daawo Sawirada)

Lamaane Cadaan ah oo u dhashay dalka Canada ayaa aroos cajiib ah oo lagu saleeyay dhaqanka Soomaalida waxa ay ku dhigteen magaalada Hargeysa ee caasimada maamulka Somaliland. Gabadha Caruusada ah ayaa u kusoo labisatay dharka hidaha dhaqanka  Soomaaliyeed, waxaana munaasabada carooska lamaanahan u dhashay dalka Canada kasoo qeyb galay asxaab  badan oo Soomaali ah. Caruusada … Continue reading Lamaane Cadaan ah oo Aroos Cajiib ah ku dhigtay magaalada Hargeysa (Daawo Sawirada)